Ka ganacsiga iyo isdhaafsiga lacagaha kala duwan ee kiribto karansiga ee internetka

in #lacagta6 years ago

waa Qeybtii Labaad ee maqaalkii hore??
Birimid iskiim waxa ugu horeemya ee lagu garto waa in aad aragto balan qaad mustaqbaleed oo macnihiisu yahay tusaale ; hadii aad koyn keena ku maal gashato qiimo intaa ah waxaad muda kooban ka dib heleysaa lacag intii aad bixisay inkabadan iyo in aad maalin walba heshid intarees lacag ah ood adigu faaiideysid qiimo cayiman birimid iskiimku waa wajiyo badan yahay waxaase ugu wayn qolooyinkan taagan qiimo cad oo mustaqbalka ah ayaad heleysaa hadii aad aragto waxaa iga talo ah in aad isga fogaato koynkaas sababaha soo socda dartood
Suuqa kiribto karansiga iyo lacagahiisa tirabadan maahan wax la cadeyn karo ama si qayaxan loo dhihi karo qiimahaas ayey lacagtan taagnaanaysaa sababtoo ah suuqa ayaa ah mid marwalba ay ka suurto gasho marna waa qasaaro xoogan oo gaarta 80% ama 50 % marna waa fa a iido iyo farax dhaafa 200% ama 100% marka suuq cayn kaas ah ma yeelan karo qiima fadhiya oo qofi ku dhihi karo waxaad heleysaa mudo kooban ka dib faa iido cad,

Sort:  

Congratulations @siidka! You received a personal award!

1 Year on Steemit

Click here to view your Board

Support SteemitBoard's project! Vote for its witness and get one more award!