Lacag malaga sameyn karaa kiribto karansiga internerka

in #lacagtaintarnetka6 years ago

Ka ganacsiga iyo isdhaafsiga lacagaha kala duwan ee kiribto karansiga ee internetka

Marka qofku fahmo lacagta ama koynka uu doonaayo in uu suuqa internetka ama xarumaha gaarka ah ee dulaadadu dagan yihiin waxaa u awood uyeelan karaa in uu faa iido ka helo lacagahaas kala duwan ee uu kala sarifanaayo suuqyada internetka ama xarumaha dulaadada,
In aad lacag ka sameyso kiribto karansiga waa macquul balse waxaa markaa hore lagaga bahan yahay in aad fahamto calamadaha iyo shaxda suuqa ee garafiga tilmaama


qiimaha koynka aad rabto ama lacagta iyo in aad marwalba isku daydo in aad hesho koynka aad rabto in aad maalgashato si aad lacag uga samaysid ama aad faa iido uga hesho malmo ama abuucyo gudahood waxaad u baahan tahay in aad marwalba aad ka hor mariso wax walba inta aadan lacagtaada iska galin in aad baaris qoto dheer galiso wax yaabaha ugu wayn baaristaadu hanoqoto mid ku fadhiga mid ka jaan guurta horumarka uu koynku sameeyay biliyii ugu danbeyay iyo bulshada ku xiran koynkan iyo injineeradiisu wax yahaba hor umarka ah ee ay wadan ama horey usameeyeen faa iidada uu bulshada uleeyahay koynka,
Hadafkoodu ma yahay mid waaqaca nolosha dadka baahi toodada daboolaya iyo in aad saadaalin karto qiimaha uu gaari karayo koynkaas adigoo adeegsanaaya baaritaanadii aad soo sameysay
Ogow aqristow kiribto karansi waa lacago aad u tirabadan lehna halistooda qaar ka mid ah waa dad furtayaal loo yaqaano birimid iskiim waana halista kaliya ee aad ka sugto ama aad u toog hayn kareysid marwalba waa in aadan ugacan galin qolo birimid iskiim ah oo sidaas lacagtaada kaaga furta
Hadaba sidee lagu garan karaa qolooyinkan dadka furta waa su aasha koowaad ee is waydiinta mudan
maanta halkan ha inoo joogo maqaalkan Qeybtiisa labaad ayaa inoo balan ah

Sort:  

@siidka, congratulations on making your first post! I gave you a $.05 vote!
Will you give me a follow? I'll follow you back in return!